Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal Khasaare geystay oo maanta magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan DF Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee ku dhaw. Dagaalka oo socday muddo ku … Continue reading Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb